|

Wasiirka Cusub ee Dhaqanka & Dalxiiska oo Durba Dhaliilo u Jeediyey Siyaasi Ismaaciil Buubaa,Xisbiga Waddani & Beesha uu ka soo Jeedo DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiis Md:Khadar Xaaji Yuusuf ayaa Sheegay In Wasaaradan Cusub ee Madaxweynuhu u Igmaday ay Muujin doonto Kartidiisa.
Wuxuu Wasiirkan Cusubi Durba Dhaliilo Siyaasadeed u Jeediyey Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa, Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Beesha uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo ee Gobolka Hawd.

Comments are closed