Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Mudane Faratoon oo Socdaalkiisi Kowaad ku Tegay Laascaanood DAAWO
Laascaanood 18.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon ayaa Lugta Socdaalkiisii Kowaad Wuxuu Ku Tagay Magaalada Laascaanood Iyadoo si Balaadhan loogu soo Dhaweeyay Deegaamada Gobolada Saraar Iyo Sool.