Wasiirka Ciyaaraha ee Somaliland oo Sida Fiinta uga Qayliyay Mudaharaad Salmi ah oo beri la qaban doono Isla markaana Digniin u diray Dhallinyarada {DAAWO}
Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo Maanta Warbaahinta u Waramayay ayaa uga digay dhallinyarada Somaliland in aanay ka qayb qaadan isu soo bax kasta oo wax u dhimaya nabadgalyada iyo Jiritaanka dalka .
Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland Xiligan ay ku gudo jirto Marxaladii horumarka isla markaana aan loo baahnayn sida uu xusay in dib loogu noqdo dariiqii aynu ka soo Gudubnay.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com