Wasiirka Cadaalada Puntland maxuu kayiri Xukunkii lagu Riday dhalinyaradii Kufsiga gaysatay? DHAGAYSO
Galdogob 30. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo Warbaahinta kula hadalay Magaalada Gaalakacayo ayaa waxa uu ka Warbixiyay Howlo Shaqo oo Muda 5 Cisha ah ay u joogayn Degmada Galdogob kaas oo ku aadan Sidii sharciga Islaamka loo Xakumi lahaa dhalyardii kufsi Wadareedka Ka Geesatay Duleedka Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.
Wasiirka Cadaalada ayaa waxa uu sheegay in ay ku soo guleestayn sidii Sharciga la marin lahaa dhaliyaradaasi 5 kamid ah.
Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaalada Dowlada Puntland ayaa sheegay in xukunka kadib Gacanta Dowlada lagu soo Wareejiyay dhalinyarada la Xakumay.
Dhinaca kale isla shalay ayaa waxaa lagu fuliyay dhalinyarada qayb kamid ah Xukunadii la guriday gaar ahan jeedaladii lugu xakumay dhaliyarada