Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Ahmiyada loo qabo in la Helo Xeer lagu hago Nootaayooyinka Shareecada {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka Wasaaada Cadaaladda JSLand Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta Hadal ka Jeediyay kulan lagu Naaqishayay sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo Xafiisyada Nootaa-yooyinka shareecada ee dalka ka jira.
Wasiirku Waxa uu Sheegay Sida ay Daruuriga u tahay in la Helo Xeer lagu Dhaqo xafiisada adeeg bulsho haya ee aan la hayn wax Xeer ah oo Shaqadooda lagu hago,Sida Nootaayooyinka Shareecada.
Kulankan Waxaa kale Gudoomiyaha ururka Qareenada somaliland, saraakiil ka socday wasaarada maaliyadda,Culima’udiin iyo mulkiilayaasha xafiisyada Nootaayooyinka Sharciga ah iyo xeer ilaalinta.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Nootaayo19.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com