|

Wasiirka Caafimaadka S.land oo u Kicitimay Nayrobi+ Mashaariic laga hirgaliyay Berbera {DAAWO}

Berbera 07.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Md.Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambo baxay Magaalada Nayrobi halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan Shir lagaga hadlayo arrimaha Caafimaadka.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadku waxa uu Warbaahinta u Sheegay in Shirka ay ka qayb galayaan ay Goob joog ka yihiin Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka Taageera barnaamijyada Caafimaadka .

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed