|

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay Rasaas iyo Gacan ka Hadal Maanta ka Dhacay Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Sheegay in Xukuumad ahaan aanay u Dul qaadan doonin Gefef ka Yimid Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani Waxaanu intaas ku daray in dawlad ahaan ay aqoonsan Yihiin in Baashe Maxamed Faarax uu Yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiiladda.

Comments are closed