|

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay Deegaankii la Isku Dilay ee Gobolka Sanaag Awaamiir Culusna soo Bandhigay DAAWO

Ceel Afweyn 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Kormeer ku Tegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag oo dhawaan Shaqaaqo Khasaare Sababtay oo ku dhex martay Laba ardaa oo Walaalo ah.

Comments are closed