|

Wasiirka Arrimaha gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey oo hawlo amni u joogay magaalada burco ayaa heshiisiiyey golaha deegaanka burco

Burco 26.June 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed warancade iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada burco oo ay u yimaadeen dajinta khilaafka golaha deegaanka iyo nabada deegaanada gobolka Togdheer ee shaqaaqadii Jaamac Dubad.

d0703155-ade7-4e44-a758-82493403bd01Shirar xidhiidha oo shalay 9 subaxnimo ka bilaalmay xafiiska badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa laga soo dareeray Shalay Galab abaaro Sadexdii iyo Badhkii Galabnimo shirarkan ayaa wasiirka arrimaha gudaha iyo waftida uu hogaaminayaa ay la yeesheen Sulaadiinta dhaqanka Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo gudida sulaadiintii madax dhaqameed kii laga soo saaray shirkii xalay ay la qaateen Madax dhaqameedka Somaliland.

Dhamaanba shirarkan ayaa kusoo dhamaaday guul iyo is afgarad

Comments are closed