‘’Wasiirka Arrimaha Dibadu Siyaasaadii Wasaaradiisa iyo Tii Aqoonsi Raadineed Wuxuu ku qaatay Boorsadiisa’’ Xildhibaan Axmed Kijaandhe DAAWO
Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Kijaandhe ayaa dhaliilay siyaasada Arimaha dibadada Somaliland, wuxuna ku tilmaamay Dr sacad cali siyaasadii wasaarada in uu kaligii boors ku qaatay.