Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia,Ma Jirtaa in Madax dhaqameedku ka qayb gali doonaan ?DAAWO
Hargeysa 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Xaaji Cali Shire oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay soo dhawaynayaan Go’aan ay ku aqoonsadeen Somaliland Golaha Deegaanka Tower Hamlet ee Magaalada London.
Dr Sacad Xaaji Cali Shire Waxaa kale oo uu ka hadlay Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia iyo warar sheegaya in Turkigu qorsheeyay in aayaha labada dal ay ka wada hadlaan Madax dhaqameedyo labada dhinac ka kala socda.