|

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka Hadlay Nuxurka Shirkii Somaliland iyo Baarlamanka Midowga Yurub DAAWO

Brussels 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii Miisaanka lahaa ee uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ee Magaalada Brussels kaga qayb galay Shirkii Baarlamanka Midowga Yurub kaga hadlayay Qadiyada Qaranimada Somaliland ayaa ka Xogwaramay Hawlihii Uga qabsoomay Shirkaas.

SHIRWasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ayaa iftiimiyay amuuraha ay Danaynayeen ka qayb galayaashii Shirkaas Baarlamanka Midowga Yurub .

Mudane Maxamed Biixi Yoonis Waxaa kale oo uu ka hadlay Waxyaabaha ay Somaliland ka dalbatay Midowga Yurub inay ka Taageeraan.

Brussels  SDN/QJ

 

 

 

Comments are closed