Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Hadallo Xanafta Leh Oo Is-barkiyay Murashaxiinta Kulmiye Iyo Waddani Iyo Weliba Sababta uu u Ololayn Waayay DAAWO
Hargaysa 29. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa si adag waxa uu uga hadlay hadalada xanafta leh ee ay warbaahinta isku waydaarsadaan murrashaxxiinta xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI,waxaana uu sidoo kale ka hadlay sababta uu ugu ololayn waayay xisbiga KULMIYE.