|

Wasiirka Arrimaha Dibada oo si Faahfaahsan uga Waramay Socdaal uu ku Tagay Uganda,Uk, iyo Imaaraadka oo uu ku Sugan yahay {DAAWO}

Dubai 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka Warbixiyay Kulamo uu la Yeeshay  Sheikkh Khalid Bin Zayed Al Nahyan oo ka mid ah caalilada xukunta Imaaraad ahna nin danaynaya inuu maal-gashi faro badan wadanka gashado.

Waxaa uu kaloo Wasiirku bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlaayo socdaalkiisii laga soo bilaabo Yugaandha, Ingriiska iyo kan imaaraadka oo u ku joogo.  Taas oo uu marto-qaad rasmiya ka helay dalka Imaaraadka.

Dubai SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed