|

“Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Madaxweynaha waa Inaanay Jirib Isbaaro u dhaxaysa ” Eng Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ay hor taalo dhaabado Culus oo loo baahan yahay Sidii uu Khibradiisa ugaga Gudbi lahaa.

Faysal Cali Waraabe oo ka Hadalayay Madal uu Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayay Maanta Wasiirka Cusub ayaa Hoosta ka Xariiqay inaanay Jirin Maalin ay Siyaasada arrimaha Dibadu ka adag tahay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysal271.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed