Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aamo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Hargeisa Iyadoo Kuwii Horeba Aan Sidodii Loo Fulin
Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada hargeisa ayaa waxa uu go,aamo kor ;oogu qaadayo bilcda magaalada hargeisa iasgoo wasiirku iasgo wasiirku sheegay in wada wadnaha hargeida ee hor marta qaasriga madaxtooyada ay noqon doonto hal haad iyadoo hore u ahaan jirtay mid laba haada oobaabuurta galbeedka iyo bariga u socota ay hal wado mari jireen balse uu sheegay in maanta waxii ka danbeeya ay noqon doonto hal haad sidoo kale waaxa wasiirku mar labaad go,aan ka soo saaray marmarkii la hor dhigaayey meherada hargeisa taasi oo kor loogu qaadayey bilcda suuqa iyadoo oo uu wasiirku taasi hore u go,aamiyey balse aanay waax badani ka fulin isna aanu waax daba gala ku samayn
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanewss.com