Wasiirka Amniga Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Puntland DAAWO
Garowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puntland.