|

Wasiirada Arrimaha Dibada ee Jabuuti iyo Somaliland iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Kulan Maanta Ku Yeeshay Jabuuti DAAWO

Warancade iyo Dhigiisa JabuutiJabuuti 30.March 2014 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta Kulan Gaar ah la Yeeshay Dhigiisa arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Cumar Xasan Maxamed .

Dhanka Somaliland Waxaa Wasiirka Kulankaasi ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqaale iyo Booliska Sareeye Gaas C.laahi Fadal Iimaan.

Jabuuti SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed