Wasiirad Xilka ku Sagootiday iyadoo Ilmaynaysa Cafisna Weydiisatay Ubadka Soomaaliyeed DAAWO
Muqdisho 30.Jan 2014 (SDN) Wasiirkadii hore ee Wasaarada Horumarinta iyo Adeega Bulshada ee Xukuumadii Ra’isal Wasaare Saacid Drs Maryama Qaasim ayaa Ilmadu ay ka soo daadatay Xili ay Xilkii Wasaaradaasi ku Wareejinaysay Wasiirka Cusub ee loo soo Magacaabay .
Dr’s Maryama Qaasim ayaa Sababta ay u Oyday ku sheegtay inay Oofin Weyday Balanqaad ay u samaysay Ubadka Somaliyeed taas badalkeedana ka dalbatay inuu Wasiirka Cusubi Xooga Saaro ka Midho dhalinta Wacadkaas .
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com