Wasiir Xigeenka Shaqada iyo Wefti ay Hogaaminayso oo u kicitimay Wadanka Uganda
Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Shugri Xariir Ismaaciil iyo Wefti ay hogaaminayso ayaa socdaal ugu ambo baxay dalka Xarunta Dalka Uganda ee Kampala .
Wafti ka kooban haween isagu jira saraakiil ,xildhibaano iyo aqoonyahano ayaa ka dhoofay madaarka caalamiga ah ee Egal Intrantaional Airport ee magaalad Hargaysa.
Ujeedada Socdaalkooda ayaa salka ku haya aqoon kordhsi ku saabsan barashada haweenka ee arrimaha siyaasada , kaas oo socon doona mudo todoba maalmood ah isla markaana ay soo qaban qaabisay hayada qaramada midoobay ee UNWOMEN oo fadhigeedu caasimada dalkaas ee Ugandha .
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com