|

Wasiir Xaglo Toosiye oo 2 Gaadhi Gudoonsiiyey Gobolka Sool,Soona Kormeeray Mashaariic Dhinaca Caafimaadka ah DAAWO

Laascaanood 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) oo Socdaal Shaqo ku Tegay Magaalada Laascaanood ayaa soo Kormeeray Mashaariic dhinaca Caafimaadka ah oo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ka wado Magaalada Laascaanood Isagoo dhanka kalena Gudoonsiiyey Maamulka Caafimaadka ee Gobolkaas Gaadhi Ambalaas ah iyo Gaadhi u Gaar Maamulka Caafimaadka Gobolka Sool.

Comments are closed