|

Wasiir Warancade iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Xiisad ka Taagan Gobolka Sool u Ambo baxay DAAWO

Hargaysa 19.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed Warancadde iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dhanka Gobolka Sool, halkaas oo ay kaga biirayaan wadahadalada xalinta xiisadii dhowaan ka dhacday Degmada Guumays.

 

Comments are closed