Wasiir Socod Barad Ah Oo Ka Tirsan Xukumadda Siilaayo oo Adeerkii Jaahil Siyaasada Ku Fashilmay Ku Tilmaamay iyo Weedho Warbaahinta la isu mariyey DAAWO
Hargaysa 15. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Raad-baradka ah ee Dalxiiska ayaa Weeraray Siyaasi Maxamuud Cabdilaahi Xarbi oo adeer ugu toosan, siyaasagan ayaa dhawaan sheegay in uu ka baxay xisbiga kulmiye.