|

“Wasiir Samaale Urur Diimeed ma Ka Tirsan tahay,Sheekh-nimadase maxaad ku diidaa” Su’aal Xiiso leh DAAWO

Hargaysa 15.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in uu ku jiro urur diimeedyo,kaasi oo uu sheegay inay soo ifbaxday markii aan sheegay inaan Madaxwayne Axmed Siilaanyo dabadii sharaxanay kuwaasi oo dhaliil iiga dhigay,Waxa uu sheegay in hore Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale ku dhaleeceeyay taasi iska difaacay wakhtigaasi

Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay inuu sheikh yahay isla markaan ku faano oo uu galo Muxaadarooyin uu masaajida ka sameeyo.Waxaanu sheegay inaanu ku jirin Urur diimeed laakin uu diinta suuban ku faano waxna ka yaqaano.

Halkan Ka Daawo

 

Comments are closed