|

Wasiir Qabyo Tire oo Ku Faanay in Tiradii ugu Badnayd oo Wasiiro ah ay ka Heshay Beeshiisu Xukuumadda Xiligeedu Gabaabsiga Yahay Iyo Badheedhaha Suldaan Cumar Suldaan Faarax DAAWO

Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire ayaa Waxa uu Huteelka Hadhwanaag ee Magaalada Hargaysa Casuumad ugu Fidiyey Hogaanka Dhaqanka Iyo Waxgaradka Gobolka Hawd.

Wasiir Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu Beesha uu ka soo Jeedo ee Gobolka Hawd uu Siiyay Saami Kuraas Wasiir aanay hore u haysan isagoo intaas ku daray inuu og yahay Jagooyin kale oo Mar Kale Beesha u soo Kordhaya.

Comments are closed