Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudahu waa in xilka laga qaado Aqoon Yahan Siciid Xariir Diiriye oo ka tirsan xisbiga Ucid daawasho wacan
London 5March14(SDN) Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha waa in madaxwaynahu xilka ka qadaa oo maxkamad la soo tagaa aqoon yahan siciid xariir oo la hadlaya warbaahinta waxa uu dhigay sida tan hadaladiisa daawasho wacan.