Wasiir Ku Xigeenka Madaxtooyadda Somaliland oo Iftiimiyey Shir Xubno Wasiiro ah oo uu Ku Jiray Kaga Soo Laabteen Kenya & Qodobo Xasaasi ah oo lagaga Hadlay DAAWO
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Axmed Xaashi Cabdi ayaa Maanta ka warbixiyey Socdaal Isaga iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradu ay Magaaladda Nairobi Kula Kulmeen Daneeyayaasha Somaliland.