Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano Hoos taga Gobolka Hawd DAAWO
Hargaysa 22. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir ayaa Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Hawd.
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ayaa dadweynaha deegaanka uu Biyaha Gaadhsiiyey Wuxuu ugu baaqay inay alle bari sameeyaan isagoo sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan yahay ay ka go’an tahay Wax la qabashada dadka tabaalaysan.