|

Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga Somaliland oo ka waramay kulay madaxtooyada iyo shirkad ganacsi oo Sucuudi ahi yeesheen(DHEGEYSO)

Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotay Shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga Isla markaana rabta inay Mashaariic ka fuliso dekeda Berbera iyo hawlaha Maamul ee Dekeda.

Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga iyo Maalgashiga Bashiir Cabdi Xarir ayaa Faahfaahin ka bixiyay Shirkaas iyo arrimihii lagaga wada hadlay.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bashiir.mp3″]

HALKAN KA DHEGEYSO WASIIR BASHIIR OO KA WARBIXINAYA KULANKA MADAXWEYNAHA IYO GANACSATADA SUCUUDIGA AH

Comments are closed