Wasiir Ku Xigeen,Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sanaag,Siyaasi Miisaan Culus ku leh Gobolka Sool & Safiir Hore oo Hada is Casilay DAAWO
Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):-Â Waxaa Goor dhawayd Magaaladda Hargaysa ku Shaaciyey inay iska Casileen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Sanaag, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha iyo Safiirkii Hore ee Somaliland ee Dalka Jabuuti.