Wasiir Cusub oo Ka Mid ah Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Laga Qaaday Xasaanadii Golaha Wakiiladda ee uu Hore uga Tirsanaa DAAWO
Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Wasiirka cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo hore u ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta golahaasi ka aqbaleen codsi ah in uu iska casilay Xildhibaanimada golahaasi ka dib markii Madaxwyane Muuse Biixi Cabdi uu ku soo daray liiska Golahiisa Wasiiradda.