Wasiir Cukuse oo Ka Hadlay Dhoofka Xoolaha,Ilaahayna ka Baryay Inuu Rumeeyo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku Ka Fulinayo Berbera DAAWO
Hargaysa 14. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Ka Hadlay Dedaalada Xukuumadu wado ee dib loogu Furayo Dhoofkii Xoolaha ee Sucuudigu Xayiraada Kooban Saaray.