|

Wasiir Cukuse oo eediisu xaysiis u noqotay Universal Television

Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa todobaadyadii u danbeyay eedo,xayraad iyo cagojugleyn isugu Daray TV-ga Universal.

Wasiirka Cabdilaahi Cukuse ayaa weearakiisani salsa ku hayaa aflaagado uu sheegay in Universal u geystay madaxweyne AXmed Siilaanyo.

waxaase maalamihii u danbeyay Somaliland sheekada ugu badani aheyd daawashada barnaamijka Faaliyaha qaranka oo hore wares I majaajilo ahaa ila yeeshay madaxweyne Axmed Siilaanyo.

dadweynaha reer Somaliland ayaa todobaadyadii u denbeeyay aad u daawanayay television ka Univeral bal is ay u daawadaan waxa Wasiirka Cukuse ka qeylayo.

“Bal inoogeeya universal is amanuensis u daawadaan ceyda Axmed Siilaanyo”ay aad maqleysaa tiyoo la isla dhex marayo.

Is kasta oo ay tahayna waxa xaqiiqo ah intii Wasiirka weerarayay universal uu hadana xayeysiis aan loo ogeyn uu same yay universal.

SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed