|

Wasiir Cukuse Oo Difaacay Qorshaha Imaaraadka Carabta Ee Saldhig Ciidan Inuu Ka Samaysto Somaliland,Isla Markaana Bedka Soo Dhigay Qorshaha Huursan ee Damaca Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa si adag uga hadlay qorshaha imaaraadka Carabtu ku doonayo inuu saldhig Ciidan ka samaysto magaalada Berbera ee dalka Somaliland.
wasiirka oo arrimahaasi ka hadlaya halkan ka daawo

Comments are closed