|

Wasiir Cali Warancade iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Kulan la Yeeshay Laamaha Dawlada ee Gobolka Sanaag iyo Arrimaha lagaga wada hadlay DAAWO

Ceerigaabo 18.Nov 2015 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo  Hawlaha Shaqo u Jooga Magaalada Ceerigaabo ayaa waxay Maanta Kulan kula qaateen dhamaanba Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolkaasi Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Ujeedadda Kulankan ayaa la Xidhiidhay Sidii ay Weftigu Xog uga heli lahaayeen habsami u Socodka Hawlgalada Shaqo ee Laamaha dawladu u Xilsaaran Yihiin.

Comments are closed