|

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo Xukuumadda & Xisbigeeda Kulmiye Kala Galgashay Eedo Dhinacyo Badan Leh oo Gudoomiye Cirro u Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,& Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka Bixiyey Hadal Shalay ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Sheegay in Dawladu ka Gaabisay Sidii ay Beesha Caalamka ugu Faahfaahin lahayd Xogta Xaalada abaaraha ee ka Taagan Jiido badan oo ka Tirsan Somaliland Isla Markaana Sheegay in Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye ay Taas badalkeeda ku Mashquulsan Yihiin Olole Siyaasadeed.

Comments are closed