Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha oo Hawl Gal Daawayn ah u Fidisay Xoolihii Tamar Darida abaartu Baday
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa Hawlgal Daawayn ah u fidisay Xoolaha ku dhaqan Gobollada Awdal Iyo Gebilay,Xili ay deegaano badan oo ka Tirsan Labadaas Gobol ay ka da’een roobabkii Dayrta.