|

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Shaacisay Liiska 200 Ardey Oo Laga Mamnuucey In Ay Wax Ka Bartaan Dugsiyada Dalka Iyo Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda Somaliland MD Cabdlaahi Ibraahim Habane ayaa waxaa uu ku dhawaaqey liiska 200 oo Ardey oo laga mamnuuay in ay wax ka bartaan dugsiyada kala duwan ee Somaliland.

Photo Fille

Wasiirka ayaa ardeydaas ku eedeyey in ay ka soo boodeen fasaladii dugsiga hoose dhexe isla markaana u soo boodeen dugsiga sare iyada oo aan dhameysan waxbarashadoodii hoose.

Comments are closed