|

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Kulan la qaadatay Maamulada Jaamacadaha Dalka iyo Qodobada lagu lafo guray DAAWO

Hargeysa, 13 May, 2016 (SDN/QJ) :– Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Wasaaradaasi iyo Gudoomiyeyaasha Jaamacadaha dalka kaas oo lagaga hadlay Qodobo door ah oo ay ka mid yihiin tayaynta nidaamka wada shaqayneed ee u dhexeeya bah’da Waxbarashada iyo Sidii ay Kaalin Mug leh uga qaadan lahaayeen Xuska 18 May.

Comments are closed