Wasaaradda Waxbarashada oo ugu Baaqday Bah’da Waxbarashada Somaliland Tabarucaad Mudo Sadex Bilood ah Xaalada abaareed Awgeed DAAWO
Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa ugu Baaqday Dhamaanba Jaamacadaha Dalka,Dugsiyada Gaarka loo Leeyahay ,Kuwa Dawlada inay ka qayb qaataan Gurmadka loo fidinayo dadka iyo duunyada abaartu saamaysay.