|

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Baanka Dhexe Ku Wareejisay Shan Milyan oo Dollar,Ma Haboonayd in Dadka Abaaruhu hayaan lala Gaadho? DAAWO

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Lacag dhan Shan Milyan oo Dollar Ku Wareejisay Baanka Dhexe ee Somaliland Lacagtan oo ka Timid Shirkada Imaaraadka ee DPW ee Maalgelinaysa Dekeda Berbera.

Comments are closed