|

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo soo Bandhigtay Magacyada Hawl wadeeno ka Tirsan Wasaaradaas oo Ciidamada Itoobiya ay Kaxaysteen DAAWO

Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta ka Hadashay Xubno ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradaasi oo Ciidamo ka Tirsan Kuwa Itoobiya ay ka Kaxaysteen Deegaanka Degmada Faroweyne ee Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka soo Fulinayeen soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la xidhiidha .

 

Comments are closed