|

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Sheegtay Inay Awood u Leedahay La Tacaalista Cudurka Shuban Biyoodka Isla Markaana Buriyey Hadalkii Wasiirul Dawlaha Caafimaadka DAAWO

Hargaysa 05. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Xaalada Cudurka Shuban Biyoodka ee Ka Dilaacay Magaaladda Burco waxayna sheegtay in Wasaarad ahaan ay Magaaladaasi geeyeen hawl wadeeno Caafimaad Isla markaana ay Awood u Leeyihiin Wax ka qabashada faafitaanka Cudurkan.

Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa dabayaaqadii Todobaadkii tegay Waxa uu Warbaahinta u Cadeeyay in Wasaarad ahaan ay ka gaabiyeen qorshihii wax lagaga qaban lahaa Cudurka Shuban Biyoodka.

Comments are closed