|

Wasaaradda Awqaafta Somaliland oo Fasiraad ka Bixisay Faa’iidada doorashooyinka iyo Sharcinimadeeda DAAWO

Hargeysa, 05 May, 2016 (SDN/QJ): – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Shir jaraa’id oo ay Xaruntooda ku qabteen Waxay Bulshada Somaliland Gaar ahaan kuwa Gobolka Maroodijeex ugu baaqeen inay si balaadhan ugu soo baxaan ka qayb qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaasha isla markaana aanay dheg u dhigin dadka siyaabaha khaldan uga hadlay qaadashada Kaadhka Codbixiyaha.

 

Comments are closed