|

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ku Margatay Sharci-nimada Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen ay Doorteen Golaha Deegaanka ee Saylac DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Deegaanka ee Degmadda Saylac ee Gobolka Salal ayaa Doortay Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen Iyagoo sidoo Kalena Xilkii ka Qaaday Maayarkii Hore iyo Ku Xigeenkiisii.

 

Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Goboladda Iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jaamac C.laahi Biin oo Wax laga weydiiyey doorashada golaha Deegaanka ee Saylac ayaa Sheegay in Wasiirka arrimaha Guduhu uu Wareegto ka Soo Saaray Doorashada Maayarada Wakhtigan lagu Jiro.

Hasa Yeeshee Waxa uu Wasiir Ku Xigeenku ku Margaday inay Sharci tahay Doorashadaasi iyo in aanay ahayn.

Comments are closed