|

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Lacag dhan Shan Kun oo Dollar kaga qayb qaadatay Dhismaha Maktabada Qaranka DAAWO

Hargaysa 25.Dec 2015 (SDN/QJ):-  Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Axmed Aadan Ismaaciil “Axmed Kayse” ayaa  ku Wareejiyey Lacag dhan Shan kun oo dollar Gudida dhismaha Maktabada qaranka Lacagtaas oo noqonaysa Taakulo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadu kaga qayb qaadanayso dhismaha Maktabadaas oo laga hirgalinayo Caasimada Hargaysa.

Comments are closed