|

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Markii ugu Horeysay ka Hadashay sheekh Duleedka Hargaysa Kumanaan qof ku Dabiibaya DAAWO

Hargaysa 24. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay aad looga dareemayaa Caasimadda Hargaysa gaar ahaan Xaafada Masalaha Saxmad badan oo ka dhalatay Kadib Markii Goob uu Dayr ku wareegsan yahay uu Sheekh reer Boosaaso ah ka Furay Xarun dadka Lagaga Dabiibo Jinka,Sixirka iyo Isha ,iyadoo dadweyne aad u tiro badani ay isaga kala yimaadeen gobolada Somaliland si ay Fursadan uga faa’iidaystaan.

Comments are closed