|

Wasaarada Cadaalada Oo Samaysay Siyaasada Xabsi Kaleexinta Caruurta Sharciga Khilaafta

Hargeysa,8sep,2015(QJ/SDN)-Wasaarada cadaalada ayaa samaysay siyaasada xabsi ka leexinta caruurta khilaafta sharci taas oo ay ka soo qaybgaleen xeerilaalinta,maxkamadaha,ciidanka asluubta iyo ururada bulshada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL:

Comments are closed