|

Wariye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor-diiq Ah Ka Tiriyay Geeridii Marxuun Wariye Axmed Xassan Cawke DAAWO

Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xassan Cawke oo ka mid ahaa Wariyayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, ayaa 17-kii bishaan ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee caasimadad dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Waxaana 18-kii bishaan lagu aasay Magaaladii uu ku dhashay Tog-wajaale. Haddaba intaasi ka dib waxa isasoo taraysay Baroordiiqda loo sameynayo Marxuumka iyadoonna abwaanada iyo Qoraayadu ay aad uga dhex muuqdeen Baroordiiqdaasi.

Wariye Abiib Iimaan Xasan oo ka tirsan wariyayaasha wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa gabay baroordiiq ah ka sameeyay Geerida AHUN Wariye Axmed Xassan Cawke.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabayga Baroordiiqda ah ee uu tiriyay Wariye Abiib Iimaan:

Comments are closed