WARGELING.
Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay dhammaan akhristayaasheeda iyo dhagaystayaasheedaba ku wargelinaysaa in dhawaan idiin soo gudbin doontaa Insha’allaah waraysi aanu la yeelan doono Canab Maxamed Daahir, oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo taagta xilka madaxtinimada Dalka Soomaaliya, Haddaba Akhriste Ama Dhagayste Ha Moogaan waraysigaas oo dhinacyo badan taabanaya dhawaan insha Allaah. Coming Soon.